Halkan Ka Daawo: Agaasimahii Hore Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Agaasimaha Cusub Ee Wasaaradaasi Maanta Ku Wareejiyay Xilkii Wasaaradaasi.

0
294

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Agaasimahii guud ee hore wasaarada arrimaha gudaha  Somaliland Cabdisamad Cumar Maal  ayaa maanta, xilkii wasaaradaasi ku wareejiyay agaasimaha cusub ee wasaaradaasi,Cabdifataax Siciid Cilmi.

xafladan ay xilalka kula kala wareegayeen labada agaasime ayaa aheyfd mid ilyartu isqabatay oo guud ahaan shaqaala waynaha wasaaradaasi iyo masuuliyiinta qaranka Somaliland aanay u kala hadhin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here