Halkan Ka Daawo: Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Oo Dhagax Dhigay Dhisme Cusub Oo Loo Sameynaayo Wasaarada Khayraadka Biyaha Somaliland.

0
314

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo loo dhisaayo wasaarada khayraadka  biyaha Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here