Halkan Ka Daawo: Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Wasaarada Biyaha Kula Dardaarmay Inay Xil Iska Saaran Tayaynta Biyaha Wadanka Lagalinaayo.

0
330

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ahna ku simaha gudoomiyaha xisbiga ayaa wasaarada biyaha u soo jeediyay inay xilweyn iska saarto biya galinta wadanka oo sida dhismaha wasaaradan loo dhisay uu u qurux badan yahay biyaha wadanka la siinayaana ay u qurux badnaadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here