Burco(Xogsoormedia.com) Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guriyaynta Cali Xasan Maxamad Cali Mareexaan ayaa maanta kormeer uu ugu kuurgalayo xaalada biriishka Magaalada burco ku tagay xarunta magaala madaxda ee burco
halkasi biriishka Magaalada Burco hore looga soo saaray baaq qayla dhaana lagana digaayo inuu isku fadhiisto biriishkaaasi.