Guddoomiyaha Komishanka oo ka Hadlay oo Sharraxay sida Natiijada loogu Dhawaaqayo

0
106

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan ayaa  sharraxay sida loogu dhawaaqayo natiijada Doorashada.