Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Guddoomiyaha Komishanka oo ka Hadlay oo Sharraxay sida Natiijada loogu Dhawaaqayo

Guddoomiyaha Komishanka oo ka Hadlay oo Sharraxay sida Natiijada loogu Dhawaaqayo

0
189

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan ayaa  sharraxay sida loogu dhawaaqayo natiijada Doorashada.