HargeysaXogsoornews.com):-Abwaan Cabdinuur Xasan oo ah abwaan dhallinyaro ah oo ku cool caasimadda Somaliland ee Hargeysa,ayaa maanto duco ah u tiriyay maayerka caasimadda Hargeysa.waxaa kale oo abwaan Ca dinner maanta ku iftiimiyay waxqabadka maayer Mooge iyo sida uu ugu hagar baxay caasimadda.
Geesta kale waxaa uu iftiimiyay in aan la isku. Doorman larin masuulka xilka marka uu hayo bulshada wax u qabta iyo ka ku fashilma masuuliyadda uu hayo ama ka xoogyo oo keliya ku eg.Abwaan Cabdinuur iyo maansada duvada maayerka caasimadda oo muuqaal ah halkan ka daawo.