Halkan Ka Daawo: 50 Xubnood Oo Ka Mida Haweenka Gobolka Sool Oo Loo Qabtay Tababar Ku Aadan Sidii Dumarkuu Uga Qayb Qaadan Lahaayeen Doorashooyinka.

0
331

Laascaanood(Xogsoormedia.com) 50 xubnood oo ka mida haween waynaha ku dhaqan gobolka Sool ayaa loo qabtay tababar ku aadan sidii dumarku ugu qayb qaadan lahaayeen doorashooyinka kala duwan ee Somaliland ka dhaca.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here