Saturday, July 11, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Dadweynaha Ku Dhaqan Gobolka Awdaal Iyo Degmooyinka Hoos...

Halkan Ka Daawo: Dadweynaha Ku Dhaqan Gobolka Awdaal Iyo Degmooyinka Hoos Yimaada Oo Siweyn Utaageeray Muuse Biixi Iyo Cabdiraxmaan Saylici.

0
430

Boorama(Xogsoormedia.com) Dadweynaha ku nool magaalada Boorama iyo degmada Baki ayaa si weyn u taageeray Musharixiinta Madaxweynenimo iyo Madaxweyne Ku Xigeenimo ee shanta sano ee soo socota ee xisbiga Kulmiye.

Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo lagu doortay shalayto doorashadii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here