Boorama(Xogsoormedia.com) Dadweynaha ku nool magaalada Boorama iyo degmada Baki ayaa si weyn u taageeray Musharixiinta Madaxweynenimo iyo Madaxweyne Ku Xigeenimo ee shanta sano ee soo socota ee xisbiga Kulmiye.
Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo lagu doortay shalayto doorashadii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye.