Halkan Ka Daawo: Gudi Qayla Dhaan Xooganka Soo Saaray Dumitaanka Biriishka Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.

0
285

Burco(Xogsoormedia.com) Gudi loo saaray dib udhiska biriishka magaalada Burco ayaa qayla dhaan xoogan ka soo saaray dumitaanka biriishka magaaladaasi oo imika qarka u saaraan inuu dumo, hadaan dhismihiisa layska kaashan oo aan imika wax laga qaban.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here