Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Gudi Qayla Dhaan Xooganka Soo Saaray Dumitaanka Biriishka Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer. By afgaab - November 12, 2015 0 355 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Burco(Xogsoormedia.com) Gudi loo saaray dib udhiska biriishka magaalada Burco ayaa qayla dhaan xoogan ka soo saaray dumitaanka biriishka magaaladaasi oo imika qarka u saaraan inuu dumo, hadaan dhismihiisa layska kaashan oo aan imika wax laga qaban. Share this: Share on X (Opens in new window) X Share on Facebook (Opens in new window) Facebook Like this:Like Loading… Related