Halkan Ka Daawo: Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar Oo Ka Hadlay Dhacdadii Ka Dhacday Magaalada Ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag.

0
301

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Suldaanka guud ee Habaryoonis, Suldaan Cismaan Suldaan Cali Sudaan Madar ayaa ka hadlay shaqaaqadi dhawaanka dhacday Magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag.

sidoo kalena canbaareeyay cidii masuulka ka aheyd dadka ku dhintay shaqaaqada la yidhi ninbaa lagu soo qabanaayay iyada oo ay jiraan wax waliba wado loo maro ayay leeyihiin in dariiqa ay leedahay loo maro ayay aheyd hadii la doonayo in ninka la soo qabto.

waxaanu dawlada ugu baaqay in nimanka sida sharci darada ah ugu furay dadka muwaadininta ah rasaasta ee iska laayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here