Hargeysa(Xogsoornews.com):-Guddoomiyaha jaamacadda Shaafi Maxamed Xirsi Cali,ayaa ka farxiyay isla markaana xafladda soo bandhiggq Buugga ku ibo furay 50 buug oo uu jaamacadda u qaaday iyo 10 Buug oo uu ku sharfay kuma maamuusay gabadh dhalinaro ah oo naafo ah oo uu u iibiyay.
Qoraa yaasmiin Cabdi Axmed oo ah hal abuurad iyo qoraa ka soo jeedda kililka shanaad ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa si wayn uga mahad naqday soo dhawaynta lagu qaabilay iyo sida looga soo qayb galay bandhiga buugga ay qortay oo la yidhaahdo ULMADII QARSOONAYD
Guddoomiyaha Jaamacadda Shaafi Maxamed Xirsi Cali,ayaa sidoo kale ku boorriyay kasoo qaybgaleyaasha ¹xafladda Buugga in ay ka iibsadaan oo qoraa Yaasmiin aanay noqon marti aan laga iibsan Buugga.











