Hargeysa(Xogsoornews.com);-Suldasnka guud ee beesha Ayuub Suldasn Aadan Suldaan Ammiin Faarax,ayaa si adag uga hadlay hadalo middooyinkii u dambeeuay warbaahinta kusoo noq noqonayay oo ah suldaan dhuux baraar,waxaanu sheegay in dhuux baraar ityo cigaal Shirland iyo sheekooyinka la midha ah uu caruurnimadoisii maqli jiray oo ay sheeko caruureed yihiin.waxaanu cidna uga dulqaadan mayno in ay farafarayso Saldanada guud ee reer sheekh Isaxaaa. Dhuux baraar iyo cigaal Shirland iyo dhagdheer was sheeko caruureed aan ciyaalnimsdii maqli jiray wax jirana maaha, hadfii saldanadana farafaraynta laga dayn waayana waxaan ku dhawaaqi doonaa shiir guud oo magaado.”ayuu yidhi Suldaan Aadan suldaan ammiin.
Haddaba suldaanka oo maanta warbaahinta la hadlay halkan ka daawo.











