Sunday, September 6, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Sidee looga Hor tegi karaa halista Kelya Xanuunka?

Sidee looga Hor tegi karaa halista Kelya Xanuunka?

0
72

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Guud ahaan bulshada Somaliland waxaa muddooyinkii ugu dambeeyay wer wer wayn ku hayay xanuunka kelyaha kadi markii qaylo dhaan wayni kasoo yeedhay bukaano xanuunka kelyohoodu uu gaadhay in la madhaydho.

Kuwaas oo ka cawday adeegyada caafimaad ee ay ka helaan cisbitaalkada dawladda.

Tallaabadaas oo dhalisay mudaharaad bukaanadu ku cabayeen oo sababay in Madaxweynaha Somaliland boondocks Cisbitaalka guud ee Hargeysa isla markaana keenay mishiino kelyaha lagu sifeeyo,halka sxisbiyada mucaaridkuna ay dhankooda mishiino ku yabooheen.

Xaaladda kelya xanuunka,ayaa illaa markaas bulshada wer wer gelisay.

Haddaba Dr Caydaruus Axad Dhugad oo ka mid ah dhakhaatiirta ka hawl gala caasimadda Somaliland ee Hargeysa,ayaa sharraxaya sida looga hor tegi karo halista kelya xanuunka iyo marka kelya xanuun yimaado sida halista xanuunka looga gaasjaaman karo.