Friday, September 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey “Turkigu wuxuu olole u galay si aan loo aqoonsan Somaliland.”Madaxweyne Cirro

“Turkigu wuxuu olole u galay si aan loo aqoonsan Somaliland.”Madaxweyne Cirro

0
7

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo socdaal shaqo ku jooga dalka Maraykanka,ayaa markii u horraysay fagaare caalami ah ka sheegay dalalka ka soo jorjeeda qadiyadda aqoonsiga iyo madaxbanaanida Somaliland.
Madaxweyne cirro waxaa uu sheegsy in dawladda Turkigu si wayn uga soo horjeedo aqoonsiga Somaliland isla markaana dalal badan weftiyo u dirtay si ay uga hor tagto aqoonsiga Somaliland.
Madaxweyne cirro oo arrimo badan laga waraystay ooka jawaabaya halkan ka daawo.