Saturday, October 24, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Horumarka Cisbitaalka guud ee Hargeysa oo Bulshadu ku Diirsatay

Horumarka Cisbitaalka guud ee Hargeysa oo Bulshadu ku Diirsatay

0
8

Hargeysa((Xogsoornews.com): Tan iyo markii Maamulka Cisbitaalka guud ee Hargeysa ay la wareegeen masuuliyiinta Xukuumadda Madaxweyne  Cabdiraxmaan  Cirro uspo xushsy Agaasme Dr Axmed  agaasimaha Cisbitaalka guid ee Hargeysa iyo ku.xigeenkiisa Dr Cabdiraxmaan waxaa iska bedelay wax wayn oo bulshadu ku diirsatay.

Waxaana lagu soo kordhiyay adeegyo kala duwan oo markii hore aan lagaheli jirin taas oo keentay in Cisbitaalka guud ee Hargeysa ay bulshadu wada aaminto adeeg bixintiisa.

Waxaana markasta sii kordhaya bulshada u baahan adeeg bixin caafimaad ee tegaysa Cisbitaalka guud ee hargeysa,halka markii hore b inta ladan jeeb ahaan bulshadu aanay kalsooni badan ku qabin cisbitaalka guud ee Hargeysa.

Markasta oo waaxyaha dawladdu kor u qaadaan adeeg bixinta bulshada waxaa hubaal ah I.sidaa cisbitaalka guud ee Hargeysa kalsoonida loogu qaaday ay bulshadu laminaysi