Sunday, October 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey “Fiqi Faqash buu ahaa,waana Dadkii Xasuuqa ka Gaystay Somaliland

“Fiqi Faqash buu ahaa,waana Dadkii Xasuuqa ka Gaystay Somaliland

0
4

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Suldaan Mawlood sabbayste oo ka mid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeedhay boqor Buurmadaw oo ammaanay wasiir fiqi ga Soomaaliya.

Suldaan Sabayste,ayaa sheegay in wasiir fiqo ka mid ahaa dadkii dadka reer Somaliland xasuuqay isla markaana isaga iyo aabihiiba ay Faqash,ahaayeen.

Waxaanu farriin u diray guddoomiyeyaasha waddani iyo kaah oo boqorka isku deegaan ay ka soo jeedaan.

Halka Madaxweynaha Somaliland na uu ka codsaday in uu Buurmadaw wax ka qabto.

Haddaba hadalka Suldaan Mawliid oo muuqaal ah halkan ka daawo.