Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo oo Socdaal Kedis ah Caawa Ku maray Suuqyada Magaalada...

DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo oo Socdaal Kedis ah Caawa Ku maray Suuqyada Magaalada Hargeysa

0
629

Hargeysa (Toosh News)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa mar qudha lagu dhex-arkay isaga oo dhex-maraya Huteelka Imperial ee magaalada Hargeysa, isla markaana aan wadan wax ilaalo hubaysan ah, halkaas oo uu ku tegay lug uu kaga baxay Madaxtooyada.