Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Arrimaha Afrika Mr. Mark Simmonds oo booqasho ku yimid dalka DAAWO

0
467

Hargeysa (CodkaHargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Arrimaha Afrika Mr. Mark Simmonds oo booqasho ku yimid dalka

Kulankan oo ahaa mid saacado badan qaatay waxa ka xogwar wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Mr. Mark

 

Halkan Ka Daawo