Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku...

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Arrimaha Afrika Mr. Mark Simmonds oo booqasho ku yimid dalka DHAGAYSO

0
421

Hargeisa(CodkaHargeysa)-Madaxweynaha  Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Arrimaha Afrika Mr. Mark Simmonds oo booqasho ku yimid dalka.

 

Halkan Ka Dhagayso

Daawo Sawirada

 

CodkaHargeysa.com

Hargeisa Sland