Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Wefti Dawladda Jarmalka ka socda oo Somaliland soo gaadhay iyo nuxurka kulan...

Wefti Dawladda Jarmalka ka socda oo Somaliland soo gaadhay iyo nuxurka kulan ay la qaateen madaxweynaha Somaliland (DAAWO + DHEGAYSO)

0
399

Hargeysa (CodkaHargeysa)- Somaliland ayaa ku guulaysatay inay saami  boqolkiiba 25 ah ka hesho dhaqaale ay dawladda Jarmalku u haysay dal-weynihii laysku odhan jiray Soomaaliya intii ka horreysay 1991-kii oo ay burburtay, waxaana dhaqaalahaas saamiga ay Somaliland ka heshay lagaga shaqayn doonaa horumarinta adeegyada Biyaha iyo Cunno-soo-saarka, sida ay xaqiijiyeen Masuuliyiin u hadlay dawladaha Jarmalka iyo Somaliland.

IMG_0013Wefti ka socda dawladda Jarmalka oo MAANTA socdaal shaqo ku yimi Caasimadda Hargeysa, ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha, Madaxweyne Ku-xigeenka iyo Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland, ka dib markii uu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ku qaabbilay Xafiiskiisa qasriga Madaxtooyada oo uu wadahadal ku dhex-maray.

DHEGAYSO

CODKAHARGEYSA.COM

INFO@CODKAHARGEYSA.COM