Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Daawo Sooraan iyo Jawaan oo Bandhig-faneed Cajiib ah ku Qabtay magaalada London

Daawo Sooraan iyo Jawaan oo Bandhig-faneed Cajiib ah ku Qabtay magaalada London

0
471

Jilayaasha Caanka ah ee Sooraan iyo Jawaan oo uu weheliyo Abwaanka weyn ee Maxamed Aadan Dacar, ayaa munaasibaddi Xuska 18-ka May ee magaalada London ku soo bandhigay Riwaayad Majaajillo badan oo aad uga qoslisay dadkii Xafladdaas ka qaybgalay.

Daawo Sooraan iyo Jawaan oo Bandhig-faneed Cajiib ah ku Qabtay magaalada LondonHalkan hoose ka daawo Bandhiggaas qosolka badan