Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Urur-goboleedka IGAD oo Soomaalida kale ugu baaqay inay ku daydaan Horumarka iyo...

Urur-goboleedka IGAD oo Soomaalida kale ugu baaqay inay ku daydaan Horumarka iyo Nabadda Shacabka Somaliland samaysteen

0
471

Hargeysa (CH)- Urur-goboleedka IGAD, ayaa dalka shacabka iyo siyaasiyiinta  Soomaaliya ugu baaqay inay ku daydaan isla markaana ay tusaale u noqoto Nabadda iyo Horumarka ay samaysteen shacabka Somaliland.

Halkan ka Daawo