Friday, July 10, 2026
Home Fanka iyo Suugaanta DAAWO Maqalka & Muuqaalka Midhaha Heesta GAHAYDHLE iyo Codadkii Xasan Adan Samar...

DAAWO Maqalka & Muuqaalka Midhaha Heesta GAHAYDHLE iyo Codadkii Xasan Adan Samar vs Aamina Cabdilaahi

0
514

XASAN AADAN_AAMINAWaxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa Heesta Gahaydhle oo ay ku luuqeeyaan Fannaaniinta Codka Toolmoon ee Xasan Aadan Samatar iyo Aammina Cabdillaahi Xirsi, isla markaana uu curiyey Abwaanka caanka ah ee Xasan Xaaji Cabdillaahi (Xasan-ganay).

Heestan oo Maqalkeeda iyo Muuqa Midhaheedu wada-socdaan (Lyrics) waxa farsameeyey Caydaruus Sheekh Cumar Geeddi Warfaa.

HALKAN KA DAAWO