Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Gudomiyaha Xisbiga UCID Ee Gobolka Saaxiil Oo Sii wayn uu Naqdiday Safarkii...

Gudomiyaha Xisbiga UCID Ee Gobolka Saaxiil Oo Sii wayn uu Naqdiday Safarkii Madaxwayne Axmed Siilaanyo

0
620

Hargeysa, Somaliland December 28, 2014 (Codka Hargeysa) – Gudomiyaha xisbiga mucaaridka ee UCID gobolka saaxiil marwo Roda Axmed Yasin oo shir jaraid manta ku qabatay xafiskeeda gobolka, oo ka warbixisay safarkii uu ku tagay madaxweyne Axmed Siilaanyo gobolka saaxiil.

Shirka jaraid ay qabatay oo muuqaal ah halkan hoose ka dawo: