Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey HALKAN KA DAWO: Hoggaanka Ururka Suxufiyiinta SOLJA Oo Iclaamiyay Qabashadda Shirweynaha

HALKAN KA DAWO: Hoggaanka Ururka Suxufiyiinta SOLJA Oo Iclaamiyay Qabashadda Shirweynaha

0
525

Hargeysa, Somaliland December 28, 2014 (Codka Hargeysa) – Wariye Aadan Cabdi Ciidel oo ka mid ah xubnaha loo xilsaraay gudidii qabanqabada Shiweynahaa ay qabaan donan Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa maanta mar ay Warbaahinta uga waramay wakhtiga uu qaabsomayo shirweynaha ururkas isagu ku sugan magaaladda Hargeysa waxay sheegeen inay dhawaan qabsomayoo Shirweynihii ururkas oo sii rasmi ah ay ku dooranayaan Hoggaan cusub.

 

HALKAN KA DAWO: