Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Dawo: Gudoomiye Cirro Munasibaad Soo Dhoweyn Ah Lagu Sameyee Magaalada...

Halkan Ka Dawo: Gudoomiye Cirro Munasibaad Soo Dhoweyn Ah Lagu Sameyee Magaalada Abu-Dhabi

0
494

ifrax kirix

Abu-Dhabi, UAE – Gudomiyaha barlaamaanka Somaliland Cabdiraxman Cabdilahi Cirro oo maalimahan ku sugna dalka Isu-taaga Imaraadka Carabta UAE, ayaa ka qayb galay munasibaad baladhan oo soo dhoweyn ah ay uu sameyeen jaliyaada ku dhaqaan magalada abu dhabi.

Buur Madow

Waxana munasibadas ka soo qayb galay xildhiban Axmed-Yassin sh. Cali ayaanle, xildhiban Cabdiraxman Xoog, Boqor Cisman aw Maxamud (Buur Madow), Ifrax Kirix iyo marti sharaf kale ayaa ka soo qayb galay xaflaada soo dhoweynta ah.

HALKAN HOOSE KA DAWO: