Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Mudaneyaasha Golaha Deegaanka Laascaanood oo walaac ka muujiyey Goynta Dhirta‏

Mudaneyaasha Golaha Deegaanka Laascaanood oo walaac ka muujiyey Goynta Dhirta‏

0
504

Laascaanood (CH)- Mudaneyaasha Golaha Deegaanka Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa maanta dul tegay goob laga jaray dhir faro badan oo ku taalla duleedka Magaalada Laascaanood, waxaana ay muujiyeen sida ay uga xun yihiin dhirtaasi la gooyey oo waxyeelo weyn u gaysanaysa nolosha aadamaha, xoolaha nool, ugaadha, xayawaanka kale ee Duurjoogta, cayayaanka iyo deegaanka guud ahaantiisba.

HALKAN HOOSE KA DAAWO