Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Dhegayso: Khubaadi Madaxweyne Axmed Siilaanyo Ka Jeediye Gambadhaa

Dhegayso: Khubaadi Madaxweyne Axmed Siilaanyo Ka Jeediye Gambadhaa

0
408

Gambadhaa, Somaliland – Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo maalimahan uu dambeyee socdaal uu ku soo marayee degmoyinka iyo gobolada dalka, loona bixiye Buuraha iyo Bananka.

Waxana uu madaxweyne Axmed Siilaanyo soo booqday degmada Gambaadha oo 30 km uu jirta magalada Laascanood ee xarunta Gobolka Sool. Isagu xeerada cidaanka qaranka khudbaad uu jeediye.

10689964_10204437897321313_592277485234253155_n

HALKAN KA DHEGAYSO: