Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Daawo: “War Hadii Qabyaalad Iyo Eexi jirto Daahir Riyaale Lagama Doorteen Burco...

Daawo: “War Hadii Qabyaalad Iyo Eexi jirto Daahir Riyaale Lagama Doorteen Burco Iyo Berbera…” Wasir Abgaal

0
411

Borama, Somaliland – Wasiirka Wasaarada Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland, Maxamed Jaamac Abgaal Ayaa Waano Talooyin usoo Jeediyay Xubno Ka Mid ah Qurba Joogta Gobolka Awdal, Wasiirka Ayaa Khudbad Dhinacyada Badan taabanaysa Ka Jeediyay Xafladii Xil Wareejinta Badhasaabkii Hore Iyo Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Awdal.

Halkan Hoose Ka Dawo: