Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey DAWO: Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta Oo Cabasho Xoogan ka Muujiyay Habdhaqanka Wasiir Cukuse

DAWO: Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta Oo Cabasho Xoogan ka Muujiyay Habdhaqanka Wasiir Cukuse

0
572

Hargeysa, Somaliland – Shaqalahaa wasaradda warfafiinta iyo waciyigelinta Somaliland ayaa cabasho xoogan ka muujiyay hab-dhaqaanka wasir Cabdilahi maxamed dahir cukuse, oo ay ku tilmameen in shaqaalaha wasaradasii uu wasirku kula dhaqmo dhaqan ka baxsan xilkiisa.

HALKAN KA DAWO: