Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey DHEGEYSO: Xildhibaan Obsiiye oo Golaha Wakiilada Somaliland u faah faahiyey Ujeedada Shir...

DHEGEYSO: Xildhibaan Obsiiye oo Golaha Wakiilada Somaliland u faah faahiyey Ujeedada Shir Caalamiya oo ka qayb galay

0
566

Hargeysa, Somaliland – Xildhibana Obsiye ayaa fadhigii golaha wakiladda warbixin ka jeediyay oo ku saabsanayd shirar uu kaga qayb galeen wadanka lubnaan isaga iyo Xildibaan maxamed Jaamac oo lagaga hadalayay shuruucda ku saabsan xakamayta hubka sharci darada ah.

HALKAN KA DHEGAYSO: