Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey DAWO: Beel Weynta Gaaboyee Oo Sii Mug Leh Ku biirey Xisbiga WADANI

DAWO: Beel Weynta Gaaboyee Oo Sii Mug Leh Ku biirey Xisbiga WADANI

0
665

Wadani 3

Hargeysa, Somaliland – Beel weynta gaboyee ayaa sii rasmi ah ku biirey xisbiga mucaaridka ah ee wadani, munaasibadas oo lagu qabtay hudheelka maansoor ee magaladda Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyinta sar saree e xisbiga WADANI, salaadinta, cuqaal iyo dhalinyaro iyo haween.

Wadani 1

 

 

 

HALKAN KA DAWO: