Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Gudiga Horumarinta Shaqaalaha Oo Kulankoodii Koobaad Yeeshay

Gudiga Horumarinta Shaqaalaha Oo Kulankoodii Koobaad Yeeshay

0
457

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Gudiga horumarinta Shaqaalaha ayaa kulankoodii koobaad maanta ku yeeshay xarunta hayada shaqaalaha dawladda.

kulankan oo  lagaga hadlayay sidii kor loogu qaadi lahaa tayada shaqaalaha iyo aqoon korodhsiyo ay helaan ayaa lagu lafo guray sidii nidaamka tayaynta shaqaalaha kor loogu wada qaadi lahaa isla markaana si cadaalad ah loogu qaybin lahaa tababarada xirfadleyaasha shaqaalaha.

Hadaba halkan ka daawo….

Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here