Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Dhaariyay Guddoomiyaha Maxkamdda Sare

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Dhaariyay Guddoomiyaha Maxkamdda Sare

0
542

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,ayaa maanta dhaariyay Guddoomiyaha Maxkamdda Sare ee Soomaaliya garyaqaan Aadan Xaaji Cali.

dhaarta dastuuriga ah ee uu maanta dhaariyay Madaxweynaha Somaliland Guddoomiyaha Maxkamada sare oo muuqaal ah halkan ka daawo..

Xogsooormedia.com

Hargeysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here