Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Galoolay: Daawo Shil Baabuur Oo Sababay Dhimashada Sadex Qof

Galoolay: Daawo Shil Baabuur Oo Sababay Dhimashada Sadex Qof

0
442

Galoolay(Xogsoormedia.com):- Alle ha u naxariistee waxaa ku geeriyooday sadex qof shil baabuur oo maanta ka dhacay tuulada galoolay  oo u dhaxaysa magaalooyinka Burco iyo Sheekh.

hadaba halkan ka daawo  warka shilkaa baabuur ee dhimashada iyo dhaawacaba sababay.

Xogsoormedia.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here