Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Guddoomiyaha KULMIYE Muxuu Ka Yidhi Hanjabaada Mucaaridka

Guddoomiyaha KULMIYE Muxuu Ka Yidhi Hanjabaada Mucaaridka

0
497

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Xisbi Xaakimka Somaliland ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi,ayaa jawaab ka bixiyay hanjabaadaha mucaaridka Somaliland uga imanaya Xukuumadda ee ay ku sheegeen in aanay aqoonsanayn Xukuumadda Siilaanyo wixii ka dambeeya 27-ka bishan oo ay ku buuxdo muddo xileedka Xukuumadda KULMIYE.

Waxaanu ku micneeyay goolaaftan siyaasadeed oo aan sii weynyn isagoo intaa ku daray illaa ay dalka doorasho ka dhacdo in ay Xukuumadda Xisbigiisa ka dhatay talada dalka in ay haynayso.

hadaba halkan ka daawao.

Xogsoormedia.com

Hargeisa Somaliland

abafgaab@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here