Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Prof: Ismaaciil Buubaa Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay iyo Kelmaddii Uu...

Prof: Ismaaciil Buubaa Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay iyo Kelmaddii Uu Yidhi

0
460

 

Hargeysa(Xogsoormedia.com):-Prof Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa,ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Caasimadda Hargeysa ee Somaliland oo uu muddo labaataneeye sano  ah kaga maqnaa mabda,a Federaalka iyo Soomaaliwaeyn oo uu aaminsanaa balse imika uu ka noqday.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here