Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Jaamac Shabeel Warakugu Soo Noqon Doona Lama Rideeyo Ee...

Halkan Ka Daawo: Jaamac Shabeel Warakugu Soo Noqon Doona Lama Rideeyo Ee Dadka Ha Lugoynina Musharaxa Xisbiga Kulmiye Waa Muuse Biixii Cabdi.

0
399

Hargeysa(Xogsoormedia.com)Jaamac Shabeel Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa si cad oo aan gabasha laheyn u taageeray musharaxnimada Muuse Biixi,tilmaamayna in layska daayo lugooyada raga kale ee xisbiga dhexdiisa laga soo sharaxayo ee la leeyahay musharixiinbaad tihiin.
Musharaxa xisbigan Kulmiyana uu yahay Mujaahid Muuse Biixi Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here