Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Wasiirka Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland Oo Sheegay Inuu Yahay Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Kulmiye. By afgaab - October 17, 2015 0 349 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(Xogsoormedia.com) wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Prefesor Faarax Cilmi Geedoole ayaa maanta meel ilyartu isqarisay kaga dhawaaqay inuu u sharaxan yahay jagada madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Kulmiye. Share this: Share on X (Opens in new window) X Share on Facebook (Opens in new window) Facebook Like this:Like Loading… Related