Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Hoose Ka Akhriso Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Uga Qayb Galaya Shirka Wadatashiga...

Halkan Hoose Ka Akhriso Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Uga Qayb Galaya Shirka Wadatashiga Ah Ee Ka Socda Magaalada Muqdisho.

0
359

Muqdisho(Xogsoormedia.com)Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari , ayaa soo saaray magacyada xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u matalaya shirka Wadatashiga qaran ee kasocda Magaalada Muqdisho.

Waxaana Baarlamaanka Soomaaliya u matalaya shirka ka socda Magaalada Muqdiho 25-xildhibaanoo laga soo  xulay Baarlamaanka , waxaana sidoo kale shirkaasi ka qeyb galaya Wasiiro ka tirsan Xukuumada Federaalka Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here