Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Suldaanka Guud Ee Beelaha Warsan Gali Oo Taageeray Musharaxnimada Dr Xaglotoosiye

Suldaanka Guud Ee Beelaha Warsan Gali Oo Taageeray Musharaxnimada Dr Xaglotoosiye

0
369

Hareysa(Xogsoormedia.com):-Suldaanka Guud ee Beelaha Bariga Gobolka Sanaag Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan,ayaa taageeray isla markaana si wayn u soo dhaweeyay Musaraxnimada Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Xaglatoosiye  musharaxnimada uu isugu taagay Tartaka Jamagada Madaxweyne kuxigeenka Xisbiga KULMIYE

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here