Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Roobab Mahiigaano Ah Oo Si Weyn Lagu Diirsaday...

Halkan Ka Daawo: Roobab Mahiigaano Ah Oo Si Weyn Lagu Diirsaday Oo Ka Da,ay Degmada Ceel-Afweyn Iyo Deegaanad Hoos Yimaada.

0
434

Ceel-Afweyn(Xogsoormedia.com) Waxa maanta roobaab mahiigaana ah oo si weyn loogu diirsaday ay ka da,een degmada Ceel-Afweyn iyo deegaanada hoos yimaada.

Roobabkani waxa ay ku soo adayaan xili degmada Ceel-Afweyn iyo deegaanada hoos yimaadaba dadka intooda badani ay kulayl iyo roob yaraan uga guurayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here