Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Banaanbax Balaadhan Oo Ka Dhacay Dalka Jabuuti.

Halkan Ka Daawo: Banaanbax Balaadhan Oo Ka Dhacay Dalka Jabuuti.

0
492

Jabuuti(Xogsoormedia.com) Banaanbax aad u balaadhan ayaa saaka ka dhacay caasimada bartamaha dalka Jabuuti.

Banaanbaxan lagu qabtay barxada hore ee guriga umada ee Jabuuti, hadaba banaan baxan ayaa  ahaa  mid lagu taageersan yahay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, si uu mardanbe isugu sootaago jagada madaxtinimada ee wadanka Jabuuti.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here