Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Wasiirkii Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Oo Wareejiyay Xilkii Hore...

Halkan Ka Daawo: Wasiirkii Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Oo Wareejiyay Xilkii Hore Ee Uu Hayay.

0
411

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada oo maanta wareejiyay xilkii hore ee uu hayay ee ahaa Wasiiru Dawlaha nabadaynta beriga Somaliland Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandule) waxaanu sheegay intii uu xilka hayay in wax badan uu qabtay intii uu xilka hayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here