Saturday, July 11, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxweynaha Soomaaliya Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Dalka Jabuuti.

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Dalka Jabuuti.

0
419

 

Jabuuti(Xogsoormedia.com)Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaal ku maraayay wadamada ciidamadu ka joogaan Soomaaliya.

Ayaa manta siweyn loogu soo dhaweeyay dalka waxaana garoonka diyaaradaha ee dalka Jabuuti ku soo dhaweeyay dhigiisa dalkaasi Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele iyo madax kale.
waxaana la filaya marka uu dhamaysto safarka uu ku tagay dalka Jabuuti in uu u duulo dhanka Riyaad ee caasimada Dalka Sucuudiga,halkaaso uu kaga qayb gali doono shirka maaxeedkii 4-aad ee wadamada xubnaha ka ah Jaamacada Carabta.
Xogsoormedia.com

Xogsoor@gmail.com

Hargeysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here