Saturday, July 11, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Magaalada Laascaanood Oo Kumanaan Tahriibayaal Itoobiyaana U Noqotay ...

Halkan Ka Daawo: Magaalada Laascaanood Oo Kumanaan Tahriibayaal Itoobiyaana U Noqotay Xarun Iyo Dareenka Ay Ka Muujiyeen Dadka Magaaladu.

0
384

Laascaanood(Xogsoormedia.com) Dadweynaha Magaalada Laascaanood ayaa kumaana tahriibayaal Itoobiyana oo ku xaraysan guri ku yaala bartamaha magaalada Laascaanood cabasho balaadhan ka muujiyay.

waxaanay magaalada Laascaanood xarun u noqotay tahriibayaasha Itoobiyaanka ee u sii jeeda dhanka wadanka Sucuudiga waxaana ku sugan kumanaan iyo kumanaan Tahriibayaal,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here