Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Waftigii Uu Hogaaminaayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Qayb...

Halkan Ka Daawo: Waftigii Uu Hogaaminaayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Qayb Galay Xaflada Daahfurka Ururka Dhakhaatiirta Xoolaha Faraciisa Magaalada Ceerigaabo.

0
373

Ceerigaabo(Xogsoormedia.com) Waftigii uu hogaaminaayay wasiirka wasaarada arrimaha gudaha mudane Cali Maxamad Warancade ayaa maanta ka qayb galay,xaflada daahfurka Ururka dhakhaatiirta xoolaha fariciisa Magaalada Ceerigaabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here